Kulan ay lahaayeen Ra’iisul Wasaaraha iyo Ganacsatada G/Banaadir oo natiijo la’aan ku dhamaaday

Kulan u dhaxeeyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo uu wehliyay Wasiirkiisa Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beyle iyo Ganacsatada Gobolka Banaadir oo looga...

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay wada hadalada u socday Itoobiya iyo Jabhadda ONLF

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowladdu ay soo dhoweyneyso wada hadalada maalmahan uga socday magaalada Nairobi Dowladda...

Doorashada Kursi ka mid ah Golaha shacabka oo maanta ka dhacaya Kismaayo

Doorashada kursi ka mid ah Golaha shacabka ayaa lagu wadaa inuu maanta ka dhaco magaalada Kismaayo, kaasoo ahaa kii uu ka geeriyooday Cabaas...

Mas’uuliyiinta Maamulka Hirshabeelle oo ka go’ay isticmaalka wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar

Mas’uuliyiinta Maamulka Hirshabeelle ayaa ka go’ay isticmaalka wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar, halkaasoo maalmihii la soo dhaafay weeraro xiriir ah ay ka...

Madaxweynaha Koofur Afrika Jacob Zuma oo ugu dambeyn ku dhawaaqay inuu is casilay

Jacob Zuma ayaa ku dhowaaqay inuu iska casilay xilka Madaxweynaha wadanka Koofur Afrika kadib markii xisbiga ANC uu u qabtay muddo 48 saacadood...

Muwaadin Soomaali ah oo loo haysto dambi ah inuu qorsheynayay inuu dilo Boqorada Ingiriiska

Aweys Shikhey oo ah muwaadin asalkiisu yahay Soomaali balse haysta dhalashada wadanka Netherland ayaa la soo taagay maxkamad ku taal magaalada London iyadoo...

Daawo Sawirada: gaadiid lagu diyaarinayay qaraxyo oo lagu gubay Aw-Dhegle

Ciidamada xoogga dalka ayaa weeraro qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaano ka mid ah gobolka Sh/hoose waxa ay ku qabteen illaa afar baabuur...

General Mukhtaar Xuseen Afrax oo lagu soo dhoweeyay magaalada Baydhabo

ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Mukhtaar Xuseen Afrax iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Kumeel gaarka...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowlada Faransiiska

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay waheliyaan Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha...

Ciidamada la dagaalama dambiyada Koofur Afrika oo weeraray guri ay leeyihiin qoys ganacsato ah

Ciidammada sida gaarka u tabobaran ee la dagaalanka dambiyada ee Hawks loo yaqaano ee dalka Koonfur Afrika ayaa aroornimadii maanta weerar lama filaan...