Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii Dugsiga Booliska iyo Al-Shabaab oo sheegtay in 27 askar ku...

Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay qarax saaka ka dhacay Barxada Dugsiga Tababarka Booliska Jeneraal Kaahiye ee degmada Xamar Jajab. Kooxda Al-Shabaab ayaa...

Axmed Madoobe iyo Mukhtaar Roobow oo ku kulmay Kismaayo

  Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo shalay galab gaaray magaalada...

Daawo: Xildhibaan Shaacir “Waxaa ka laabtay Mooshin aan saxiixay 3 maalin ka hor

  Iyadoo maalmihii u dambeeyay uu isa soo tarayay hadal heynta ku aadan inuu jiro olole mooshin oo laga wado Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo,...

Faah Faahin ka soo baxaya weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday Dugsiga Tababarka Booliska

Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar ismiidaamin ah oo saaka lagu qaaday Dugsiga Tababarka Booliska Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, halkaasoo Ciidamada...

Dagaal ciidamo ka wada tirsan dowladda xalay ku dhex maray Kaaraan

Isgoyska Sanca oo iska hor imaadka ka dhacayWarar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan dowladda oo xalay...

Khilaaf soo kala dhex galay Guddoonka Labada Gole ee Baarlamaanka (Akhriso)

Khilaaf iyo loolan dhanka awoodda ah ayaa ka soo if baxay Guddoonka Labada Gole ee Golaha shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka,...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kormeeray Wasaaradda Maaliyadda, una hambalyeeyay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa galabta kormeer ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda oo ku taal degmada Shingaani, halkaasoo ay ku soo...

Erdogan oo ku tilmaamay in Qudus ay tahay Caasimadda Falastiin

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo khudbad ka jeediyay shirkii aan caadiga aheyn ee maanta isugu yimaadeen Madaxda Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa ugu...

Akhriso Qeybtii labaad Warbixintii laga qoray Duqa Muqdisho

Akhristayaal waxaan idiin soo gudbinaynaa qeybtii labaad ee warbixin uu ka qoray wargeyska Standard Digital ee dalka Kenya Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa...

Mukhtaar Roobow oo galabta gaaray magaalada Kismaayo

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa galabta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose, halkaasoo lagu soo dhoweeyay. Waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo ku...